Meydka Wiil maalmahan la raadinayay oo saakay laga helay Xeebta Kawaan Bari

Waxaa saakay xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka wiil dhallinyaro ah oo la sheegay in badda soo tuftay, wiilkan ayaana maalmihii lasoo dhaafay waxaa baadigoob ugu jiray eheladiisa. Wiilkan meydkiisa la helay oo lagu magacaabo Cali Cabdirisaaq Maxamuud ayaa badda qaaday maalintii talaadada xilli uu ku dabaalanayay xeebta Liido, waxaana war iyo … Continue reading Meydka Wiil maalmahan la raadinayay oo saakay laga helay Xeebta Kawaan Bari